• MULKIILAHA SHIRKADA DAHABSHIIL GROUP.
MUDANE MAXAMED SICIID
    MULKIILAHA SHIRKADA DAHABSHIIL GROUP. MUDANE MAXAMED SICIID

BREAKING NEWS

Ogaysiis: AKHRISTAYAASHA BIDHAAN WAXAANU LA SOCODSIINAYNAA IN DIBU DHIS KU SOCDO SHABAKADA RAALINA HA KA AHAADEEN.

Aug 13 Read More

Madaxweynaha Somaliland Oo Ka Dhoofay Maanta Dalka Isaga Oo Ukicitimay Dalka China Waxana Uu Madaxweynuhu Sii Marayaa Dalka Ethiopia SAWIRO

Aug 06 Madaxweynaha somaliland ayaa kala hadli doona dalka China sidii uu dalka uga... Read More

Madaxweyne Siilaanyo oo magacaabay Komishanka Tacliinta sare ee Somaliland

Aug 06 Hargeysa (Bidhaan)-Madaxweynaha Somaliland Md, Axmed Maxamed Maxamuud (Siilaanyo) ayaa maanta magacaabay... Read More

Guddoomiyaha Shirkadaha Dahabshiil oo Shaaca ka qaaday in shirkaddu Deeq-horaad dhan US$100 000 ku taakulaynayso dadka abaaruhu riiqeen ee koonfurta Somalia

Jul 30 Read More

Saraakiil Ka Socda Hay’adda Caafimaadka Xoolaha Adduunka Iyo Dhakhaatiir Dalka U Yimid Sidii Xoolaha Somaliland U Toos Ugu Taggi Lahaayeen Dalalka Masar Iyo Lubnaan

Jul 26 Read More

More News

 

News



Fadliga Bisha Ramadaan Iyo Muslimiinta ku nool Qaaradan Yurub oo soo-maaya 19 Sacadood oo xidhiidh noqday . Read More
..19 sacadood ,isla markaana qoraxdu ay aad kulushahay ,waqtiguna uu badanyahey ..laga rabo...


TACSI IYO TAARIIKHDII MARXUUN Cumar Xaaji Ducaale Cabdalle Read More
TACSI IYO TAARIIKH NOLOLEED.Waxaa ku gooriyooday magaalada Burco July 31, 2011 Allah haw naxariistee...


Madaxwaynaha Somaliland oo Markii ugu horaysay Madaxtooyada Casho Sharaf ugu Sameeyay Qurba jooga Somaliland ee Dalka ku Sugan. Read More
Waa Markii ugu horaysay ee Madaxwaynaha Somaliland ku Casuumo Qurba jooga Somaliland...




Guddoomiyaha Xisbiga UCID Oo Daadifeeyay Go’aanka xilka lagaga qaaday Read More
“Waxan waxa wata C/Raxmaan Cirro oo soo urursaday dadkii xisbiga dhicistiisii sababta u ahaa...




Gu’ Jirsiga Xukuumadda Axmed Siilaanyo iyo Wax-qabadkeeda Read More
Gu’ Jirsiga Xukuumadda Axmed Siilaanyo iyo Wax-qabadkeeda(Bidhaan) Saturday, July 23, 2011 Sannad ayaa...




Dawladda Kenya oo Beesha caalamka ugu Baaqday In Xeryo Qaxoonti Laga Furo Jamhuuriyadda Somaliland Read More
Hargeisa(Bidhaan) Afhayeenka dawladda Kenya iyo Kaaliyaha wasiirka amniga gudaha Kenya oo caddeeyey...








Madax-dhaqameedyo Reer Somaliland ah iyo Mulkiilayaasha Shirkada Red Sea oo Gaadhay Garoowe Read More
Hargeysa (Bidhaan)- Mulkiilayaasha Shirkadda wadaniga ah ee Red Sea...


Shirkadaha Isgaadhsiinta Oo isku Maxidhkooda Maanta Lagaga  Dhawaaqay Magaalada Hargeysa Iyo Madaxweyne Ku Xigeenka Somaliland Oo Ka Qaybgalay. Read More
Hargeisa (Bidhaan). Waxa maanta si rasmi ah xadhiga looga jaray khad cusub oo isku xidhi doono shan...


HAMBALYO AROOS Read More
HAMBALYO HAMBALYO HAMBALYO!!!!!!!!!!!!!!!!!!!!!!!!!!!!!!!!!!!!.Hadaanu nahay bahda BIDHAAN...




War Degdeg ah:- Xoghayihii Guud ee Xisbiga Kulmiye Keyse Xasan Cige oo ku geeriyooday dalka Jabuuti Read More
Sunday, July 17, (Bidhaan) Alle ha u naxariistee Xoghayihii guud ee xisbiga Kulmiye ayaa goor dhaweyd...


Tacsi tiiraanyo leh Read More
Aniga oo ah Saciid xaaji Cali Saciid iyo xaaskayga Zahra maxamud cumar iyo dhamaan reer maxamuud Cumar...


TACSI Read More
INAA ILLAAHI WAA INAA ILAYHI RAAJUCUUN.Anagoo ah dhamaan dadkan hoos ku qoran waxaanu tacsi...


Wasiirka Madaxtooyada Oo ka waramay farqiga u dhaxeeya Wasiirnimada iyo Chief of cabinet-ka Read More
Hargeysa(Bidhaan)- Wasiirka Madaxtooyada Somaliland Md. Xirsi Cali...


30 Askari oo ka tirsan ciidanka xeebaha oo tababar uga socdo Markab dushii Read More
Hargeisa (Bidhaan) 30 Askari oo ka mid ah ciidanka ilaalada xeebaha Somaliland ayaa tababar xirfadeed...


WASIIRKA MAALIAYADDA OO CADEEYEY IN AY MAXAKAMADA U GUDBIYEEN GANACSATO AY KU YEESHEEN LACAG KOR U DHAAFEYSA HAL-MILYAN. Read More
Hargeysa(Bidhaan)Kulan balaadhan oo lagaga hadlayey cashuurta iyo ururinteeda ayaa saaka lagu qabtey...


“Anigu Cirro-na ugu garaabi maayo, Rayaalena ugu garaabi maayo, Xadhigu-na waa Ciqaab,Laakiinse……” Read More
Hargeysa(Bidhaan) – Wasiirka Arrimaha Gudaha Jamhuuriyadda Somaliland Dr: Maxamed Cabdi Gaboose ayaa...


Madaxweyne Siilaanyo Oo Markii u Horaysay Kulan La Yeeshay Wasiirka Arrimaha dibada Ingiriiska Read More
Addis ababa (Bidhaan)- Madaxweynaha Somaliland Md. Axmed Maxamed Maxamuud (Siilaanyo) ayaa maanta...




Gabadh yar oo 7jira oo habeen hore la xaday saakana la soo helay iyada oo jiingad lagu qariyay degmada sheekh Read More
Waxa habeen hore oo ay bishu aheyd 07/07/2011 lagu xaday Degmada sheekh ee katirsan Gobolka saaxil...


TGS-Nopec completes seismic data acquisition in Somaliland Read More
OSLO (Thomson Financial) - TGS-Nopec Geophysical Company said it has completed the acquisition of...


Ha’yada Tayada Agabka oo Qaaday Talaabooyin ay ku xakamaynayso dawooyinka dalka Read More
Hargeysa (Bidhaan)- Hay’ada Ilaalinta Tayada Agabka (Quality Control) ayaa soo saartay go’aan ay ku...


Dozens of al-Shabab fighter have reportedly been killed after the US military used remote-controlled unmanned aerial vehicles Read More
Washington,D.C.(Bidhaan)- Dozens of al-Shabab fighter have reportedly been killed after the US military...




Sarkaal Ka socday M/Yurub Oo Baarlamaanka U Jeediyay Khudbad Dardaaran iyo Toosin u badan Read More
Hargeysa (Bidhaan)- Madaxa horumarinta midowga Yurub Andris piebalgs, oo socdaal gaaban ku yimid...


Dhaqdhaqaaqa Ganacsi ee Gobolka Togdheer iyo Qiimayaasha Ascaarta Read More
Burco-(Bidhaan)-Tan iyo Wixii ka Danbeeyay markii ay Xukuumadu ku guulaysatay  inay ka bedesho...




MUDAHARAAD KA DHACAY MAGAALADA MELBOURNE EE DALWEYNAHA AUSTRALIA OO LAGU XOOJINAAYEY QADIYADA SOMALILAND. (Daawo Sawirada) Read More
Melbourne, Australia : (Bidhaan) Waxa khamiistii ina soo dhaaftay ee bishu ahayd 30 June 2011, waxa...


MARWADII HABEEN HORE LAGU TOOGTAY LAASCAANOOD OO DAWLADA SOMALILAND DAAWEYN CAAFIMAAD MAANTA U GEYNAYSO KIINIYA. Read More
Hargeysa(Bidhaan)Haweenaydii habeen hore kooxda dableyda ahi ku toogteen magaaladda laascaanood ee xarunta...


MAAMULAHA GUUD EE DAHABSHIIL GROUP OO KA JEEDIYEY JAAMACADDA OXFORD KHUDBAD AAD LOO SOO DHOWEEYEY OO TAABANAYSA ISU-DIRIDDA LACAGAHA & ISGAADHSIINTA Read More
London(Bidhaan)Maamulaha Guud ee Shirkadaha Dahabshiil, oo ah shirkadaha ka adeega isu-diridda lacagahaha...


Wasiirka Arimaha Dibada Somaliland iyo Wafti uu Hogaaminayay ee safarka ugu maqnaa dalka Itoobiya oo dalka dib ugu soo laabtay. Read More
Hargaysa (Bidhaan): - Wasiirka Wasaarada Arimaha Dibada iyo Iskaashiga Caalamiga ah Dr. Maxamed Cabdilaahi...




Maamulka Dekeda berbera oo sanduuqyo talo bixineed dhigay sadex goobod oo dekeda gudeheeda ah Read More
BERBERA(Bidhaan)-Maamulka Dekeda berbera oo ilaa iyo intii loo magacaabay maamulka iyo maareynta Dekeda...


Museveni Oo Cagta Hoosteeda Galiyey Labada Shariif Kuna Hanjabay In uu Xabsi Dhigi-doono Haddii Ay u Hogaansami Waayaan Amarkiisa Iyo Ka Mahiga. Read More
Wednesday, June 29th, 2011 | Posted by amuurMuseveni Oo Cagta Hoosteeda Galiyey Labada Shariif Kuna...



Opinion

Maxaad ka xasuusan kartaa Xasuuqii Jaziira ee lagu laayay Dadka ka soo jeeda Beelaha ISaaq iyo Ninkii ka badbaaday Habeenkaa
...Read More

Daraasad ku saabsan Kufsiga oo ku soo kordhaya Somaliland, gaar ahaan Hargeisa. HUDA CALI XASAN
Daraasadan waxaan  ka xog waraystay xubno ay ka mid yihiin Saraakiil......Read More

MAXAA SABAY SHIRARKA BEELAYSAN EE SOO BADANAYA BERYAHAN DANBE
waxan salamayaa dhaman bahda caynabanews Waxan rabaa inaan ka hadlo arimo beryan xoog usoo batay oo......Read More

Saxaafada waa in lasaxaa iyana
Saxaafadu waa wado laba haadle oo midna warka ka yimaada dowlagu......Read More

Ku tartanka xaga Isgaadhsiinta Iyo Technology – yada casriga ah oo Galay marxalad aan lasaadaalin Karin halka uu inala gaadhi doono
Ku tartanka xaga Isgaadhsiinta Iyo Technology –......Read More

JUBBA SAXAAFADA SOMALILAND EE JUBA TAGTAY WAY DALXIIS TAGYAYE WAR FIICANBA MAY KEENIN, QALINKA: YASIN DHAMAC
Salaan sharaf Umadayda somaliland gudaha iyo dibadaba waxaan idinku salaamaya salaanta islaamka  ......Read More

SHIRAR KA BELAHA MA XUKUMADA WADA MISE BELAHA WADA
waxan halkan ka salamaya dhaman shacbi waynaha rer somailand dal iyo dibad ba, in taa kabacdi waxa......Read More

TALO CIBRAAN KUMAY TAGIN RAGA UU LA KULMAY MADAXWAYNE AXMED MAHAMUUD SIILAANYO‏
Hadaanu nahay qurba jooga beesha maxmed shixisixaaq ee taageersan xisbiga kulmiye ee uu madaxwayne u......Read More

Burcooy Buus
Maxaynu u qaylinaynay ee dadku inooga seexan waayay ee meelkasta laynooga......Read More

BAAQ KASOO QURBA JOOGA BEESHA CIBRAAN MAXAMED SHIXISAXAAQ‏
Ugu horayn waxaanu salaamaynaa bulsha waynta reer somaliland rag iyo dumar caruur iyo wayeel , waxaanu......Read More

Wasiirka Arrimaha Guddaha JSL Oo Sheegay Inay Dhanka Dalka Kenya U Duuliyeen Laba Sarkaal Oo Hay’adda WFP Ka Tirsan Oo Af-duub Loogu Haystay Gudaha Dalka Itoobiya.
Hargeysa (Bishaan)- Wasiirka Arimaha Guddaha Somaliland Dr Maxamed Cabdi Yuusuf [Gaboose], ayaa sheegay......Read More